Wariye Cali Ducale oo muuqaalkii ugu danbeeyay kasoo duubay suuqa Bakaaraha (Daawo)

Muqdisho(Puntland Today) Suuqa Bakaaraha ayaa ka mid ah iladhaha dhaqaalaha ee dalka, waxayna ka mid tahay goobaha ugu mashquulka baddan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Socdaal aan ku tagay maalmo ka hor xilli uu roob da’ayo ayaan kasoo duubay muuqaal kooban bal si dadku u arkaan xaruntan ganacsiga ee aadka ugu quruxda baddan.

Barnaamijka Dalnuurshe oo ah mid goob kasta taga ayaa bilahan ku sugan magalada Muqdisho, kaasoo dadka usoo tabinaya goobaha quruxda baddan iyo isbeddelka yimi.
0j1a1210

0j1a1218

0j1a1238

0j1a1251

0j1a1256

0j1a1267

0j1a1269

0j1a1276

0j1a1288

0j1a1290

0j1a1293

1

2

wehel
Cali Cabdi Ducale
Caliducale1@gmail.com
www.dalnuurshe.so
Muqdisho/Somaliya