Sheeko Gaaban

Warbaahinta Puntlandtoday waxay dhowaan idin bilaabaysaa sheeko taxane ah oo ku saabsan arrimaha bogga caalamiga noqday ee Facebook iyo waxyaabaha dadak ay kala kulmaan.

Runtii sheekadaan waa mid cusub waxaana filayaa inay noqon doonto mid aad ka wada heli doontaan .

La socod wanaagsan