Maalinta Dalxiiska Adduunka iyo goobaha dalxiiska Soomaaliya (Sawirro)

Waaa Calmadow waa goob aad u qurux badan oo dalxiiska ku wanaagsan Cali Ducale

Muqdisho(Puntland Today) Maanta waxay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee dalxiiska adduunka, taasoo soddon sanno ka hor loo qorsheeyay, marka laga tago xuska caalamka oo dhan isku raacay, Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada quruxda badan isla markasna ku yaalaan goobo taariikhi ah iyo goobo kale oo dalxiis.

Sawiraddan waxaan ugu tallo galnay in shacabka Soomaaliyeed kula wadaagno munaasibadda xuska maalinta dalxiiska adduunka, waxa kale oo muhiim ah in dadka hantida haysta ay maaglin kala duwan ku sameeyeen goobaha dalxiiska ku wanaagsan ee waddankeena ku yaala.

Cali Cabdi Ducale
Caliducale1@gmail.com

Waa beerta nabadda magalada Muqdisho, waa goob aad u qurux baddan oo dadku iskugu yimaadaan. Cali Ducale

Waa garoonka diyaaradaha magalada Muqdisho, Aadan Cadde, xeebta ayuu saaran yahay Cali Ducale

Waa Daljirka Dahsoon Muqdisho, waa goob taariikhi ah, waxaa kasoo horjeeda dhismayaashii hore ee dowladda qaar ka mid ah Cali Ducale

Dekadda magalada Muqdisho, Jambiyadda ku yaala halkaasi waa meelo qurux baddan, Cali Ducale

Isgoyska lambar afar ee magalada Muqdisho, Cali Ducale

Aargada Lambar afar ee magalada Muqdisho @Cali Ducale

Hotel aad u qurux baddan oo ku yaala magalada Boorame ee Somaliland Cali Ducale

Waa deegaanka Goobweyn oo duleedka Kismaayo ku yaala, waaa halka ay isaga darsamaan Webigga Jubba iyo badda Hindiya Cali Ducale

Halkan waa deegaanka Jaziira oo duleedka Muqdisho ku yaala waa goob dalxiiska ku wanaagsan Cali Ducale

Waa Xeebta Banderbeyla ee Gobalka Karkaar, waa xilli ay qoraxdu soo baxayso jawiguna wanaagsan yahay Cali Ducale

Waa Buuraha Calmadow ee gobalka Sanaag, waa goob aad iyo aad u qurux baddan, dalxiisna ku wanaagsan Cali Ducale

Inta u dhaxaysa Banderbeyla iyo Eyl Cali Ducale

Waxaan ahay Kabihii shacabka, Cali Ducale

Waa hotel ku yaala magalada Boorama ee Somaliland

Waaa goob lagu caweeyo oo ku taala magalada Muqdisho Cali Ducale

Waa magalada Bosaso xarunta Ganacsiga Puntland Cali Ducale