Daawo Tababar Maanta loo qabtay Ergada dooranaysa aqalka hoose Puntland

Garowe-(P-today)- Waxaa maanta oo Jimce ah tababar hal maalin ah loo qabtay Ergada dooranaysa aqalka hoose Puntland, kuwaas oo la barayey sidii ay u codayn lahaayeen iyo shuruudaha ay ku dhaqmayaan,  Jaamacadaha PSU iyo Barigaha Afrika ayaa tababarka loogu qabtay

Halkan ka ka daawo Muuqaalka.

PUNTLAND TODAY.