Daawo muuqaal oo Cali Ducale ka duubay magalada Kismaayo xarunta Jubbada hoose

Kismaayo(Puntland Today) Kismaayo dhowaan waxaa socdaal ku tagay wariye Cali Cabdi Ducale oo ka tirsan Shabakadda wararka Puntland Today, sidoo kale ah sawir qaade madax banaan, wuxuu kasoo gudbiyay sawirro ka hadlaya isbedel-ka horumarineed iyo xagga ammaanka.

Muuqaalkan waxa uu diirradda saarayaa sida magalada isku badashay iyo sida loogu baahan in maalgashi loogu sameeyo.

PUNTLAND TODAY