Daawo Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo ku xigeenka Ha’yadda UNICEF oo kullan wada qaatay

SAX

Garowe-(P-today)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa maanta madaxtooyada Garowe wuxuu kullan kula qaatay ku xigeenka madaxa Ha’yadda hooyada iyo dhalaanka ee UNICEF Cumar Cabdi oo nin Soomaali ah.

 

labada masuul ayaa kawad hadlay arrimo ay kamid yihii sidii UNICEF ay qayb uga qaadan lahayd gurmad abaaraha ku dhuftay deegaanada Puntland , iyo sidii Carruurta aan qaan gaarin ee ciidamada Puntland kasoo qabteen dagaalkii ay la galeen Al-shabaab.

Hadda Halkan ka Daawo Muqaalka Shirka Jaraa’id oo labada masuul ku faah faahinayaan waxay kawada hadleen.

 

 

PUNTLAND TODAY.