Daawo Madaxweynaha Puntland oo 3.5milyan ku wareejiyey Garoonka Garowe iyo waddada ceel daahir iyo ceeri gaabo

IMG_9809

Garowe-(P-today)- Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Arbaco ahayd guddiyada dhismaha Garoonka Garowe iyo waddada Ceer gaabo iyo Ceel daahir ku wareejiyey lacag dhan 3.5 Milyan.

IMG_9790

Munaasabadda lacag wareejinta oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Bariga afrika faraceeda Garowe waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda , Isimo, guddiyada dhismaha garoomada Garowe iyo waddada Ceer gaabo iyo Ceel daahir.

Halkan ka Daawo hadaladii Masuuliyiintu jeediyeen iyo lacagta madaxweynuhu wareejiyey.

PUNTLAND TODAY.