Daawo hormarka iyo billicda Baydhabo oo dalnuurshe diyaarshay

dalnuurshe
Baydhabo-(P-today)- Magaalada Baydhabo waa caasumadda KMG ah ee maamulka Koongur galbeed Soomaaliya iyo gobolka Baay, waana Caasumadda afraad ee dalka.

Mudooyinkii dambe Baydhabo waxay ku tallaabsanaysay hormar dhan walba ah, iyadoo kasoo kabanaysay dagaaladii sokeeye , Dhawaan Sawir qaade Cali Ducale ayaa tagay wuxuuna qay ka ahaa safarka Dalnuurshe oo in badan oo magaalooyinka dalku uu ku marayey.

Muqaalo iyo sawirro ka turjumaya hormarka iyo billicda magaalada ayuu ka qaaday , horay waxaad u daawateen sawiradda uu Dalnuurshe kasoo qaaday Baydhabo, waxaana hadda Puntland Today idiin soo gud bin muuqaalka Dalnuurshe uu Baydhabo ka duubay.

Halkan ka daawo Muuqaalka.

PUNTLAND TODAY.