Daawo Carwada Buugaagta Muqdisho oo maanta lagu soo bandhigay buugaag iyo Farshaxano

Sanadkii Sedexaad ayaa Muqdisho lagu qabtay Bandhig Carweedka Buugaagta, waxaana qoraayaal Soomaaliyeed oo rag iyo dumarba leh carwada ay ku soo bandhigeen buugaag ay ka qoreen mowduucyo kala duwan oo si gaar ah xoogga u saarayey arrimaha bulshada iyo ahmiyadda afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Bandhigga waxaa maanta ka qayb galay wasiiradda Wasiiro , Xildhibaano , Siyaasiyiin hore iyo Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating

Dadweynaha ka qeyb galay Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho ayaa maalmaha uu soconayo fursad u helaya in ay cilmi kororsadaan, qaarkood ayaana iibsanayey buugaagta goobta lagu soo bandhigay.

Agaasimaha New Horizon Maxamed Diini oo urukiisu uu soo qaban qaabiyey Bandhig Carweedkan ayaa sheegay in sanadkaan oo wax badan kaga badalanyahay bandhigyadii horey ay u soo sameeyeen.

Bandhigayada noocaan ah oo kale ah ayaa door wanaagsan ka qaadan kara in dadku ay ku baraarugaan ahmiyadda wax qorista.

SAWIRRO
21728009_1427907290590088_7747481600688526887_n

21728380_1427907597256724_431467938759037415_n

21728519_1427907327256751_462015508882846436_n

21730934_1427907590590058_535507413207291776_n

21731003_1427907617256722_5095559239019150570_n

21731135_1427907280590089_5555706787599743008_n

21739970_1427907750590042_3149105514151615422_n

21739971_1427907697256714_6666947917833661410_n

21740081_1427907380590079_7057831314110733968_n

21740309_1427907347256749_5389359811599609863_n

21742965_1427907293923421_4630787748422932773_n

21743018_1427907270590090_5723315627356326302_n

21743160_1427907510590066_6754100836667243177_n

21761376_1427907353923415_6750061738920922609_n

21761535_1427907350590082_4657324352111281475_n

IMG_0135

PUNTLAND TODAY