DAAWO: Barnaamij dhamaystiran oo ka hadlaya Deegaanka Cal-Madow

5555Deegaanka Cal-Madow waxa uu hoos tagaa degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag.

Waa deegaan cimilo ahaan ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waa dhul deeqsinka, xoolo dhaqashada iyo beeraha ku wanaagsan, sidoo kale waa deegaan dalxiiska ku wanaagsan.

Booqashadii aan dhowaan ku tagnay Cal-Madow waxaa ii suurta gashay inaan tago goobo muhiim ah oo u baahan maal-galin.

Hoos ka daawo Barnaamijka Dalnuurshe oo Cal-madow gaaray.

Puntlandtoday.com
Puntlandtoday1@gmail.com