Daawo bandhigga Carwada buugaagta Muqdisho oo billowday

Bandhig
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay bandhigga Carwada buugaagta magaalada Muqdisho MBF201 Mogadishu Book Fiar, waxaana ka qay galaya qorayaal Soomaaliyed oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa ba ka kala yimi iyo ajaaniib .

Bandhigga buugaagta Muqdisho ayaa ah bandhig sanad walba mar la qabto, waxaana lagu soo bandhigaa buugaag wax badan ay ka faa’iidaan dadka ka qayb gala Bandhigga.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Sawiradda iyo warbixinta Muqdisho Book Fiar dib ayaan idin la socod siin dooona