DAAWO Abshir yare oo bandhigii bugaagta maanta kusoo bandhigay sawirro dadka soo jiitay

Abshir Jaamac Abshir oo wiil da’yar oo jira 18 sano waa farshaxaniiste gacanta wax ku sawirra, maanta bandhigga buugaagta Muqdisho MBF2017 wuxuu kusoo bandhigay sawirro uu sameeyay kuwaasoo ay ka dhex muuqdaan siyaasiyiin iyo abwaano.

Sawiradda sida aad ka ah loo iibsadey waxaa ka mid ah kuwa madaxwayne Farmaajo, RW Xassan Khayre iyo Abwaan Hadraawi.

Halkan ka daawo muuqaalka Abshir

Sawirro.
21740687_1427949753919175_8282608381064577312_n

21751497_1427949710585846_8274871564849593456_n

21761625_1427949683919182_3296228459304920850_n

wareegto-1