Wariye Cali Ducale oo muuqaalkii ugu danbeeyay kasoo duubay suuqa Bakaaraha (Daawo)

0j1a1267

Muqdisho(Puntland Today) Suuqa Bakaaraha ayaa ka mid ah iladhaha dhaqaalaha ee dalka, waxayna ka mid tahay goobaha ugu mashquulka baddan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Socdaal aan ku tagay maalmo ka hor xilli uu roob da’ayo ayaan kasoo duubay muuqaal kooban bal si dadku u arkaan xaruntan ganacsiga ee aadka ugu quruxda baddan. Barnaamijka Dalnuurshe oo […]

Daawo hormarka iyo billicda Baydhabo oo dalnuurshe diyaarshay

dalnuurshe

Baydhabo-(P-today)- Magaalada Baydhabo waa caasumadda KMG ah ee maamulka Koongur galbeed Soomaaliya iyo gobolka Baay, waana Caasumadda afraad ee dalka. Mudooyinkii dambe Baydhabo waxay ku tallaabsanaysay hormar dhan walba ah, iyadoo kasoo kabanaysay dagaaladii sokeeye , Dhawaan Sawir qaade Cali Ducale ayaa tagay wuxuuna qay ka ahaa safarka Dalnuurshe oo in badan oo magaalooyinka dalku […]

Daawo oo soo cawi walaal wiilkan

caawi

Garowe-(P-today)- Dar alle usoo caawi wiilkan aad ku daawan doontaan Muuqaalka hoose , muddo shan sano ah ayuu la dhibaatoonayaan xanuun qalajiyey xubnaha jirkiisa manalaha wax dhaq dhaqaaqa. Hooyada dhashay wiilka ayaa umadda Islaamka ah ka codsatay inay caawinaad lasoo gaaraan, waxayna xustay in dhakhaatiirtu u sheegeen in xanuunka haya wiilka aan dalka wax looga […]

Daawo Banaanbaxii maanta ka dhacay Garowe

img_6592

Garowe-(P-today)- Puntland Today wuxuu halkan idiinku soo gud binayaa muuqaalka aad ku daawan doontaan qaabkii uu u dhacay banaanbaxii maanta oo Khamiisa ka dhacay magaalada Garowe. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne iyo duqa Garowe Xasan Maxamed Ciise (Goodir) ayaa ka qayb galay. Halkan ka Daawo Muqaalka. PUNTLAND TODAY.

Daawo khudbadii Musharixinta aqalka sare ee Puntland

5i2a7020

Garowe-(P-today)- maanta oo arbaco ah waxaa baarlamaanka Puntland khudbado ka horjeediyey musharixiinta u tartamaysa aqalka sare , kuwaas oo gaaraya 25 xubnood , waxayna u tartamayaan 11 boos. Musharixiinta khudbadaha jeediyey waxaa kamid ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Farole iyo Maxamed Xirsi Moorgan. Cumar Cabdirashiid oo maanta ka maqnaa khudbadaha musharixiintu jeediyeen ayaa la […]

Shacabka deegaanka Shaxda oo cabasho u gudbiyay DFS iyo Puntland (Sawirro+Muqaal)

71747316

Isu-soobax ka dhacay deegaanka Shaxda oo dhacda bartamaha goboladda Sool, Sanaag Bari iyo Nugaal  ka tirsan gobolka Karkaar waxa uu ahaa mid shacabka deegaanku ay ku dalbanayeen inay helaan xuquuqda ay ku leeyihiin dawlada fadralka Somalia iyo Puntland oo ay sheegeen inay ka dhex waayeen tan iyo markii ay dhacday dawladii dhexe ee dalka. Mudaharaadkan […]