Kooxda kubadda cagta Jubbaland oo lagu amaanay ciyaar wanaagii ay soo bandhigtay (Sawirro)

3

Muqdisho(Puntland Today) Madaxda ciidanka Asluubta Soomaaliyeed gaar ahaan kaaliyaha taliyaha ciidanka ayaa xalay kooxda kubadda cagta ee Jubbaland u sameeyay kulan casho ah, kaasoo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka socda Jubbaland, mamulka Gobalka Banaadir, DFS iyo marti sharaf kale. Ahmiyadda kulankan ayaa ahaa sidii loo boggadin lahaa kooxda Jubbaland ciyaarihii xiisaha lahaa ee ay […]

DFS oo sagootisey kooxihii ka qayb galay koobka mamula dalka ee Muqdisho(Sawirro)

1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in qabsoomidda cayaarihii dowlad goboleedyada ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ay muujinayaan horumarka laga gaarey dib u heshiisiinta, nabadda iyo is-dhexgalka bulshada. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad casho sharaf ah oo xalay xarunta gobolka Banaadir loogu sameeyay dhammaan cayaartoydii ka qeybgashey ciyaarihii […]

Puntland oo ku guulaysatay koobka mamullada dalka (Sawirro)

0J1A3148

Muqdisho(Puntland Today)  Kooxda kubadda Cagta Puntland ayaa ku guulaystay horyaalka mamullada dalka, kaddib markii ay riigoorayaal uga adkaatay kooxda kubadda cagta Jubbaland oo ay fiinaalaha isla yimaadeen. Waqtigii caadiga ahaa ee ciyaarta ayay ku dhammatay hal iyo har,waxaana lagu daray saddon daqiiqo taasoo ay labada dhinac waxba ku keensan waayeen, waxaana markii dambe lagu kala […]

Kooxda Puntland oo galabta usoo baxday fiinaalaha koobka mamulada (Sawirro)

0J1A2057

Muqdisho(Puntland Today) Kooxda kubadda cagta Puntland ayaa usoo baxay fiinaalaha koobka mamulada dalka, kaddib markii ay hal gool iyo waxba uga badisay kooxda Hiiraan/Shabeelaha dhexe ciyaar xiiso badan oo galabta ku dhexmartay garoonka Koonis ee magalada Muqdisho. Labadaan kooxood ayaa u muuqday qaybtii hore ee ciyaarta kuwo isku awood ah, hase yeeshee qaybtii labaad dhammaadkeeda […]

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay inuu taageersan yahay kooxda Puntland

IMG_8044

Muqdisho(Puntland Today)Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ”Madaale” ayaa sheegay inuu taageero u yahay kooxda kubadda cagta Puntland, kaddib markuu kasoo qayb galay munaasibad soo dhaweyn ah oo habeen ka hor loogu qabtay kooxdan magalada Muqdisho. Mudane Madaale ayaa sidoo kale sheegay in kooxdani ay soo bandhigtey kubad wanaagsan oo loo riyaaqay, […]

Ciyaaar xiiso leh oo galabta dhex mari doonta Puntland iyo Hiiran/Sh-dhexe

0J1A1534

Muqdisho(Puntland Today) Waxaa galabta ciyaar aad u xiiso badan garoonka kubadda cagta ee Koonis ku dhexmari doontaa kooxaha matalaya Puntland iyo Hiiraan/Shabeelaha dhexe kuwaasoo mid kood laga rabo inay iska xaadiriso fiinaalaha koobka mamulada dalka. Labdaan xul ayaa saacadihii ugu danbeeyay ku jiray diyaar garow xooggan, taasoo laga dheehan karo xiisaha ay galabta lee dahay […]

Kooxda Jubbaland oo durba iska xaadirisey fiinaha koobka mamulada (Sawirro)

0J1A1570

Muqdisho(Puntland Today) Kooxda matalaysey mamulka Jubbaland ayaa ciyaarta kama-danbeysta koobka mamulada dalka ugu soo baxday laadadka xorta ah, kaddib markii ay bar bar dhac isla dhaafi waayeen kooxda Banaadir, xiiso xiiso badan oo galabta ku dhexmartay garoonka kubada cagta ee Koonis. Ciyaarta labadaan kooxood ayaa ahyad mid isku dheeli-tiran man jirin fursado halis ah oo […]