Xafiiska UNOCHA oo sheegay in Somaliya Macluul ka dillaacday.

macluul shir

Xafiiska Isku xirka Gargaarka ee Qaramada Midoobay ee magaciisa loo soo gaabiyo UNOCHA ayaa Maanta 30March 2017 sheegay in Somaliya Markale Macluul ka dillaacday Sidii dhacday sannadkii 2011. Xafiiska ayaa sheegay in tirada carruurta nafaqo-darradau soo ridatay ay aad u siyaadday guud ahaan dalka Somaliya,islamarkaana ay jiraan gobollada qaar daacuun ka dillaacay,wuxuuna  ka digay in […]

Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Gurmadka Abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa

ugu horeeyey

Muqdisho, 30 Maarso 2017——-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017. Shirkan waxaa guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay Ajande ka kooban soo dhoweyn, Nidaamka iyo xeerararka shirarka Golaha, Diyaarinta xil la wareegida Wasiirada cusub, Qorshaha […]

Warsaxaafadeed: Shirkii 28 aad Madaxda carabta ee dalka urdun

carabta

Hoggaamiyaasha Carabta ayaa warsaxafadeed ka soo saaray shirkoodii 28 aad ee ay ku yeesheen dalka Urdun,waxaana saxaafadda u akhriyey Xog-hayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abu-Alqayd. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dalalka Carabtu ay xiriir taariikhi ah la yeelan doonaan Israa’iil,waa haddii ay Israa’iil yeesho hal shardi oo ay u soo bandhigeen,kaasi oo ah in […]

Farmaajo”Waa Inaan Mideynaa Dadaalkeenna Si Looga Gudbo Caqabadaha Horyaalla Dunida Carabta”

shirka camaan

Cammaan (29 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka jira dalka iyo fursadaha iyo caqabadaha horyaalla dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in dunida Carabta ay ka jiraan dhibaatooyin fara badan oo ay ugu horreeyaan amni […]

Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Boqorka dalka Urdun

luula-640x426

Cammaan-(P-TODAY)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay kulan gaar ah kula qaatay Aqwalka Boqortooyada Boqor C/laha labaad Kulankaasssi waxaa labada madax ay kaga hadleen arimaha Soomaaliya,gaar ahaan  sidii gacan looga geysan lahaa soo celinta iyo  xaqiijinta amniga iyo kala dambeynta dadka Soomaaliyeed. Kulankaasi waxaa la isla qaatay in heer goboleed […]

Maxaa looga hadlay shirkii Madaxda Carabta ee Maanta ka furmay dalka Urdun?

ministres_arabes

Cammaan-(P-TODAY)-17 kamid ah hoggaamiyaasha carabta oo uu ku jiro madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa maanta ku shirsan gobolka Al-suweymah oo ku yaalla xeebta Baxrul-mayit ee galbeedka dalka Urdun,waxaana kulanka uu shir-guddoominayey Boqor dalk Urdun,islamarkaana ah kii 28 aad noociisa ah hareeyey dagaalka dalka Suuriya,iyo colaadda Falastiin iyo Israa’iil. Shirkaan ayaa ka furmay Xarunta Boqor Xuseen Bin-dalaal […]

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO XAFIISKIISA KU QAABILAY WEFTI KA SOCDEY QARAMADA MIDOOBEY.

qara

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 29 March 2017 xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe  ku qaabilay wefti ka socdey Qaramada midoobey oo uu hogaaminayey Mr. Serge G. Kubwimana. Kulanka uu layeeshay Madaxweynehu weftigan ayaa waxaa ku weghwlinayay masuuliyiin ka tisan goloyaasha Dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dawladda Puntland. Weftiga uu hogaaminayey […]

Baarlamanka Somaliya oo ansixiyey golaha xukuumadda cusub

shirka

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo dhisay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa baarlamaanka ka hor akhriyay qorshaha Xukuumadda Soomaaliya ay ku shaqeyn doonto muddada afarta sano ee soo socoto, waxaana uu baarlamaanka ka […]

Dowladda Puntland oo War cusub ka soo saartay Markabkii ARIS13.

Markabka la af-duubay ok

Warsaxaafadeed lagu qoray luuqadda English-ka oo ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu yiri: 15March 2017 ayaa Burcad-badeed Somaliyed af-duubteen markab ka yimid magaalada Jabuuti,kuna sii jeeday magaalada Muqdisho,waxaana laga qabsaday meel ku dhowaad 18 km u jirta fiqda bari ee Somaliya,waana dhacdadii ugu horreysay ee weyn oo  ganacsi looga af-duubay xeebaha Somaliya tan iyo […]