Maqaal ka hadlaya madaxbanaanida Hadalka , Waxaa qoray Yaxye Bisle Suuley-Akhri

yaxye bisle(1)

Warbaahinta:- Eersi mise Awood? Sannad kasta maanta oo kale 3-da bisha May ayaa u asteysan xuska iyo isku-baraarujinta ahmiyadda madax-banaanida warbaahinta iyo in la xusuusiyo dowladaha waajibaadka ka saaran ilaalinta iyo dhiirigelinta warbaahinta madaxa banaan oo ah xuquuq asaasi sida ku cad qodobka 19-aad ee Bayaanka Caalamiga ah Ee Xuquuqda Aadamaha(Universal Declaration of Human Rights). […]

Burcad-badeedda Soomaalidu”Bilcad labo ka jirimayso”.

burcadbadeed haa

Garoowe-(P-TODAY)-Weerarrada burcad-badeedda Soomaalida ayaa dib u soo laabtay sannadkaan,kadib muddo 5 sano ah oo aan wax af-duub ah ka dhicin xeebaha Soomaaliya,waxaana sababta ugu weyn ee dib usoo laabashada burcadda loo aaneynayaa jariifka ba’an ee doomaha iyo maraakiibta shisheeye ku hayaan xeebaha Soomaaliya. Af-duubkii ugu horreeyey ee sannadkaan ayaa lagu qafaashay markabka ARIS 13 14 […]

Wariye Cali Ducale oo muuqaalkii ugu danbeeyay kasoo duubay suuqa Bakaaraha (Daawo)

0j1a1267

Muqdisho(Puntland Today) Suuqa Bakaaraha ayaa ka mid ah iladhaha dhaqaalaha ee dalka, waxayna ka mid tahay goobaha ugu mashquulka baddan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Socdaal aan ku tagay maalmo ka hor xilli uu roob da’ayo ayaan kasoo duubay muuqaal kooban bal si dadku u arkaan xaruntan ganacsiga ee aadka ugu quruxda baddan. Barnaamijka Dalnuurshe oo […]

Puntland Yey Dulmane u tahay ?

sh

Intaan su’aashan jawaabteeda uguda galin aan wax yar ku nasto oo tooshka la dul tago hordhac yar oo ku saabsan meesha laga rabay Puntland inay joogto Maanta. Dowladda Puntland waa 18 sano jir aan joogin meeshii laga rabay Maanta midaas oo ka markhaati kacaysa dib u dhaca ku yimi horumarkii iyo dowladnimo wanaagii la doonayey […]

Magalada Baydhabo waxaa ku yaala iskuul u gaar ah Gabdhaha danyarta (Sawirro)

6

Baydhabo(Puntland Today) Magalada Baydhabo xarunta Gobalka Baay waxaa ku yaalla Iskuul u gaar ah carruurta agoonta,danyarta iyo barakacayaasha ku nool magalada, kaasoo isagu jira hoose,dhexe iyo sare. Dugsigan oo la aasasey sannadku markuu ahaa 2005 ayaa loogu magac daray Cabdalla Deerow Isaaq, waana Iskuul dadwayne oo ma ahan mid gaar loo lee yahay isla markasna […]

Daawo Sawiradda Baydhabo iyo hormarka ka socda (Sawirro)

yahyeeeee

Daawo Sawiradda Baydhabo iyo hormarka ka socda :- Baydhabo oo ah xarunta Gobalka Baay iyo xarunta kumeel gaarka ah mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, waa magaalo isbeddel samaysey dhanka dhismayaasha, ganacsiga iyo xagga amniga. Baydhabo waxay ka kooban tahay sida caadiga ah Afar xaafadood oo kala ah Howlwadaag, Bardaale, Horseed iyo Isha, xaafahadaas ayaa waxaa kasii farcamay […]

Jubbaland:- Riyo Rumowdey

ggg

Jubaland waa qayb muhiim ah oo kamid ah dowladnimada dalkeena waana tiir kamid ah tiirarka nidaamka ku dhisan federalka ee dalkeenu uu ku dhisan yahay joqraafi ahaan jubaland waxaa ay dhacdaa konfur galbeed soomaaliya waana dhul hodon ah marka laga eego dhan walba alle waxaa uu ku maneystay dhammaan khayraadkii kala duwana ee dhulweynaha Soomaaliya […]

Maalinta Dalxiiska Adduunka iyo goobaha dalxiiska Soomaaliya (Sawirro)

15

Muqdisho(Puntland Today) Maanta waxay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee dalxiiska adduunka, taasoo soddon sanno ka hor loo qorsheeyay, marka laga tago xuska caalamka oo dhan isku raacay, Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada quruxda badan isla markasna ku yaalaan goobo taariikhi ah iyo goobo kale oo dalxiis. Sawiraddan waxaan ugu tallo galnay in […]